Daawo sawiro cusub oomuujinaya muuqaalka dhismaha cusub (New hall) ee lagu soo kordhiyay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne Daawo 18-12-11
Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne oo ay wejiyadooda farxad aan lasoo koobi karin ka muuqato ayaa maanta si weyn uga qeyb qaatay dabaal degga maalinta weyn ee Ciidul Adxa, taasoo dalalka dunida muslimka ee dunida dacalladeeda maanta si weyn looga ciiday Riix halkaan 06-11-11
Ma dooneysaa inaad soo gudato waa- jibaadka Xajka ama aad iskaa u barato waxa lagaaga baahan yahay waqtiga aad ku guda jirto howlaha Xajka iyo Cumrada, haddaba si ay acmaashaada (camalkaada) u noqoto mid waafaqsan sidii Alle (SWT) u jideeyay fadlan ka faa'iideyso maqaalkanRiix halkaan 21-10-11
Stockholm Goteborg Montreal Deeq lacageed oo cadadkeedu yahay $1757 ayaa la gaarsiiyay guddiga dhismaha Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne, deeqdaas oo ay soo dhiibeen Jaaliyadda reer hiiraan ee Sweden iyo mar kale Max'ed Axmed C/lle (Qorane) oo reer Canada ah ..... Riix halkaan 08-09-11Cabdi Cilmi Axmed (C/dheere) ayaa waxa uu deeq lacageed soo gaarsiiyay guddiga dhismaha Agoonta Xarunta Ug. Khaliif ee B/weyne Riix halkaan07-09-11
Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/wyneoo kuciiday dhismihii cusbaa ee loo dhisay, iyadoo ay wejiyadooda farxad aan la soo koobi karin ka muuqato, una mahad celiyay walaalihii u dhisay dhismahaan quruxda badan, iyagoo halkaa ku iloobi doona jiingadihii kuleylka badnaa ee ay subax iyo galab wax ku baran jireen, sidoo kale dhulkii ay fariisan jireen iyo dermihii ay waqti walba ku dul cunteyn jireen, I.W.M. Riix halkaan06-09-11
Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif B/weyne oo rajo weyn laga qabo iney ku ciidaan xarunta cusub ee looga dhisayo isla magaalada b/weyne, xaruntaan oo noqoneysa mid ay iyagu leeyihiin, ayna kaga kaaftoomi doonaan guryihii kirada ahaa ee ay muddooyinka sanadaha fara badan ku soo jireen, in kastoo weli deyntii dhismaha qaar lagu leeyahay Riix halkaan28-08-11
dhegeyso baaqii Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif isagoo u mahad celiyay, kana codsaday walaalaha muslimiinta soomaaliyeed iney gacan ka geystaan dhameystirka dhulka loo dhisayo agoonta. 10-07-11
Halkaan ka daawo warbixin kooban oo TV-ga Somali Channel uu ka diyaariyay dhismaha dhulka Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif b/weyne loo dhisaayo, mar uu booqday goobta dhismuhu ka socdo 05-07-11
Waxaa si habsami leh u socda dhismihii dhulka cusub ee Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne, kaa soo biloowday horaantii bishii April ee sannadkaan 2011, haddaba walaalka & walaasha muslimka ah waxaan ka codsaneynaa kaalmo deg deg ah, riix halkaan01-07-11
Warbixin iyo codsi kusocda walaalaha muxsiniinta soomaaliyeed ee kheyrka jecel, maadaama la guda galay wejigii 3aad ee dhismaha dhulkii Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee /weyne oo hadda biloow ah,loonabaahan yahay dhaqaale deg deg ah riix halkaan 13-06-11
Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne ee wax ka barata dugsiga H/dhexe xaruntaas ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku jiray diyaar garoowgii ugu dambeeyay oo ay isku diyaarinayeen imtixaanka sannad dugsiyeedka 2010-2011, kaasoo biloowday todobaadkaan ayaa ilaa hadda si ..... riix halkaan21-05-11
Xaggee marayaa dhismihii dhulka cusub ee agoonta xarunta ugaas khaliif ee b/weyneriix halkaan30-04-11 Fadlan waa saddaqo jaariya ah ee ka qeyb qaado oo gacan ka geyso dhismaha dhulka cusub ee loo dhisaayo agoonta xarunta Ugaas Khaliif ee Beledweyne (daawo sawirada) riix halkaan 06-04-11
Fatahaaddii webiga Shabeelle ee ay ka barakaceen dadweyne badan oo ku nool magaalada B/weyne, ayaa saameyn weyn ku yeelatay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne, waloow ay mar hore dib u noqdeen biyahaasi, oo xaaladu caadi tahay. (Daawo sawirada)
Qiso xiisa badan oo ku saabsan ninkii rootilaha ahaa ee carrabkiisa baray inuusan wax aan kheyr ahayn kasoo bixin iyo safarkii Imaam Axmed ibnu XanbalSii aqri
Waa kuma "XUDEYFA BINU YAMAAN" ka faa'ideyso taariikhda Saxaabada iyo sidii ay u dadaali jireenSii aqri
"Ogoow quruxi waa diin, dawo guurna waa samir" waa gabay uu abwaanku kaga hadlaayo inaad guursato dumarka kuwa dhowrsoon, dhanka kalena uu kaaga digaayo kuwa khilaafay amarka ilaaheey ee aan jirkooda daboolin (sii aqri)
Maxaad kala socotaa saxaabigii soo islaamiyay tolkiis oo idil, si aad wax uga ogaato taariikhda saxaabigaasriix halkaan
Ma jeceshahay inaad wax ka ogaato taariikhdii saxaabadii Rasuulka (SCW), haddaba waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa mid kamid ah saxaabadaas waa SalmaanAl Faarisi, oo weliba Rasuulku uu jeclaan jiray inuu maqlo sheekadii uu kusoo islaamay Salmaanu Al-faarisi Allaha ka raali noqdeesii aqri
Xaflad tartan dhiiri gelin ah oo si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay ayaa ardayda dugsiga H/Dhexe ee Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne loogu qabtay xaruntooda toddobaadkii lasoo dhaafay sii aqri
Muxuu ahaa camalkii saalixa ahaa ee laga aqbalay habartii canjuusada ahayd, Boqorna laga aqbali waayay (Qeybtii ) Sii aqri
Muxuu ahaa camalkii saalixa ahaa ee laga aqbalay habartii canjuusada ahayd, Boqorna laga aqbali waayay (Qeybtii 1aad) Sii aqri
Ma maqasheen qisadii Harqaanlihii (Dawaarlihii) dadku kabaqi jireen?Qiso xiiso badan(Qeybtii 3aad)riix halkaan Ma maqasheen qisadii Harqaanlihii (Dawaarlihii) dadkuka baqi jireen? Qiso xiiso badan (Qeybtii 2aad) riix halkaan Ma maqasheen qisadii Harqaanlihii (Dawaarlihii) dadku kabaqi jireen? Qiso xiiso badan (Qeybtii 1aad) riix halkaan Deeq kabo ah oo la gaarsiiyayXarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee ku taala magaalada B/weyne,riix halkaan