Deeq Dhaqaale March and April 2016

 

Waxaa deeqo lacageed oo kala duwan la soo gaarsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne, deeqahaas lacageed ayaa ka kala yimid waddamada UK, USA, Finland, Sweden (Sundsvall), waxaana soo dhiibay walaalaha Jaaliyadaha reer Hiiraan, lacagahaas oo cadadkoodu kala ahaa: UK=$552, USA=$600, Finland=$600 iyo Sweden=$1000 ayay usoo kala wakiisheen walaalaha kala ah:

UK = Ibraahim Cali Axmed (Saneey)

USA = Cadar Faarax Laqanyo

Finland = Hibo C/llaahi Cismaan

Sweden = Khaliif Aadan Ganeey

Haddaba waxaan mahadda Alle (SWT) dabadeed u mahad celineynaa walaalihii soo dhiibay iyo kuwii ka soo aruuriyayba oo marwalba garab taagan agoonta, waxaaana leenahay wax ka kheyr badan Allaha idiinku bedelo saddaqada aad la baxdeen.

 

 

2007 - 2016, © All Rights Reserved to agoonta.net, designed by Hassan O. Hurie